Course description

Microsoft Word 2016 waa barnaamij caan ah oo loo isticmaalo qorista iyo habeynta dukumiintiyada. Koorsadani waxay ardayda baraysaa deegaanka Microsoft Word 2016 iyo sida si fudud loogu abuuro looguna maareeyo dukumiintiyada. Ardaydu waxay baran doonaan habeynta qoraalka, dejinta bogga, sameynta jadwallada, gelinta sawirrada, hubinta higgaadda, daabacaadda, iyo farsamooyin kale oo muhiim u ah shaqada xafiisyada, iskuullada, iyo ganacsiyada.

What will i learn?

  • Marka aad dhammayso koorsadan waxaad awoodi doontaa inaad:
  • Abuurto oo maamusho dukumiintiyo
  • Isticmaasho tables iyo graphics
  • Geliso headers, footers, iyo page numbers
  • Hubiso spelling iyo grammar
  • Daabacdo dukumiintiyada si sax ah
  • Sameyso dukumiintiyo u eg kuwa xafiisyada iyo ganacsiyada isticmaalaan

Requirements

  • Computer ama Laptop
  • Microsoft Word
  • Aqoon aasaasi ah oo isticmaalka computer-ka
  • Diyaar u ahaanshaha practice iyo assignments

Frequently asked question

Koorsadan waxaa loogu talagalay ardayda, shaqaalaha xafiisyada, ganacsatada, iyo qof kasta oo doonaya inuu barto Microsoft Word 2016.

Maya, koorsadani waxay ku habboon tahay dadka bilowga ah.

Haa, koorsadu waxay leedahay layliyo iyo assignments practical ah.

Waxaad baran doontaa qorista dukumiintiyada, formatting, tables, pictures, printing, page setup, iyo adeegyo kale oo muhiim ah.

$5

Lectures

1

Skill level

Beginner

Expiry period

Lifetime

Share this course

Related courses