Course description

Koorsadan Microsoft Windows 10 waxaa loogu talagalay dadka doonaya inay bartaan isticmaalka computer-ka iyo nidaamka Windows 10 si fudud oo talaabo-talaabo ah. Ardaydu waxay baran doonaan qaybaha kala duwan ee computer-ka, sida CPU, Memory, Input iyo Output devices, iyo sidoo kale noocyada kaydinta xogta sida HDD, SSD, Flash, CD iyo DVD.

Koorsadu waxay sidoo kale diiradda saaraysaa:

  • Isticmaalka keyboard-ka iyo qaybihiisa
  • Fahamka cabbirrada xogta sida KB, MB, GB iyo TB
  • Barashada Windows Desktop, Taskbar, Start Menu iyo Recycle Bin
  • Sida loo damiyo ama loo restart gareeyo computer-ka
  • Isticmaalka WordPad si loo qoro, loo kaydiyo, loona furo documents
  • Habaynta documents sida Margins, Font, Size, Alignment iyo Date & Time
  • Maareynta folders iyo files sida create, rename, move, delete iyo search
  • Isticmaalka File Explorer iyo kala wareegidda applications-ka
  • Dayactirka hard disk-ga iyo hubinta xogta
  • Format gareynta iyo copy-gareynta flash disks
  • Soo celinta files-ka laga tiray Recycle Bin
  • Isticmaalka Control Panel iyo Settings
  • Bedelidda Desktop Background, Screen Saver, Colors iyo Fonts
  • Dejinta Date, Time, Region iyo Language
  • Habaynta iyo xakamaynta mouse-ka

What will i learn?

  • Si kalsooni leh u isticmaasho computer-ka
  • Fahanto software iyo hardware-ka
  • Isticmaasho Microsoft Windows
  • Maamusho faylal iyo folders si sax ah
  • U diyaargarowdo shaqooyin u baahan xirfadaha computer-ka

Requirements

  • Kombiyuutar (Laptop ama Desktop)
  • Internet
  • Xirfado aasaasi ah (mouse & keyboard)
  • Diyaar u ahaansho barasho iyo practice

Frequently asked question

Maya, koorsadu waa bilow ilaa heer wanaagsan.

Casharrada waa la daawan karaa, laakiin practice-ka waxaa fiican kombiyuutar.

Waxay ku xiran tahay nooca aad doorato (2–3 usbuuc).

Koorsadu waa Online

$5

Lectures

1

Skill level

Beginner

Expiry period

Lifetime

Share this course

Related courses