Koorsadan Microsoft Access 2016 waxay ku habboon tahay ardayda, shaqaalaha xafiisyada, ganacsatada iyo qof kasta oo doonaya inuu barto maamulka xogta (Database Management). Koorsadu waxay ardayda baraysaa sida loo abuuro database casri ah oo lagu kaydiyo xog badan si nidaamsan.
Inta lagu jiro koorsada, waxaad baran doontaa:
Dhamaadka koorsada, ardaygu wuxuu awoodi doonaa inuu sameeyo database dhamaystiran oo loo isticmaali karo iskuullo, shirkado, isbitaallo iyo ganacsiyo kala duwan.