Compare with 1 courses
BARASHADA COMPUTER-KA (Software & Hardware) - Af Soomaali

BARASHADA COMPUTER-KA (Software & Hardware) - Af Soomaali

Koorsadan “Barashada Computer-ka (Software & Hardware)” waxaa loogu talagalay dadka doonaya inay bartaan isticmaalka computer-ka laga bilaabo heer bilow ilaa heer wanaagsan.

Has discount
Expiry period Lifetime
Made in English
Last updated at Sun May 2026
Level
Beginner
Total lectures 1
Total quizzes 0
Total duration 00:00:21 Hours
Total enrolment 1
Number of reviews 0
Avg rating
Short description Koorsadan “Barashada Computer-ka (Software & Hardware)” waxaa loogu talagalay dadka doonaya inay bartaan isticmaalka computer-ka laga bilaabo heer bilow ilaa heer wanaagsan.
Outcomes
  • Si kalsooni leh u isticmaasho computer-ka
  • Fahanto software iyo hardware-ka
  • Isticmaasho Microsoft Windows, Word, Excel, PowerPoint, iyo Access
  • Maamusho faylal iyo folders si sax ah
  • Sameyso shaqooyin xafiis oo aasaasi ah
  • U diyaargarowdo shaqooyin u baahan xirfadaha computer-ka
Requirements
  • Kombiyuutar (Laptop ama Desktop)
  • Internet
  • Xirfado aasaasi ah (mouse & keyboard)
  • Diyaar u ahaansho barasho iyo practice